SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MUCAARADKA KGS IYO MW-XASAN OO KULMAY.

(SAWIRKA)-KULANKII DHEXMARAY MASULIYINTA KGS IYO MW-XASAN SHEEKH.

(DH/MAREEB)-Wararka ka imaanayo caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa sheegayo in halkaasi ey gaareen masuuliyiin sare kana soo jeedo Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya(KGS),masuuliyiintaan ayaa waxaa hogaaminayo Gudoomiyeyaal Baarlamaan oo heer Federaal kalana ah Jawaari,Mursal iyo Shariif Xasan waxaa kaloo masuuliyiintaan ka mid ah Agaasimihii hore ee Madaxtooyada JFS Dr.Xuseen Sh.Maxamuud,Wasiirkii hore ee Maaliyadda DFS Md.Fargeti,ujeedka masuliyiintaan ayaa ah in la fuliyo balan qaadkii la kala saxiixday 4/2/23-kii.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAAN KA SI AKHRISO.