SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MO FARAH ARRINTISA IYO SOOMAALIDA.

MO FARAH.

(SOMALIA)-Mo Farah waa orodyahan caalami ah kuna guulaystay bilado dahab ah markii uu ka qeybgalay cayaaraha Olympica isagoo ku ordaayey magaca dalka Ingiriiska,dacwad kama taagneeyn Mo Farah waqtigii uu qaadaayey Biladaha kuna qaadayey magaca dalka Ingiriiska oo waxa uu dalka Ingiriiska ka ahaay nin si aad ah looga jecel yahay laguna soo dhaweeyo goob kasta uu tago,hadda Mo Farah waa da’a oo ma sii wedi karyo tartanada cayaaraha fudud ee uu ka qeybgeli jiray taas waxaa sii dheer in hadda la soo saaray Filim isaga ka hadlaayo uuna ku sheegaayo in si aan sharci ahayn lagu keenay dalka Ingiriiska waa yaabe sidee ayey ku dhacday arrintaas oo ma jirin miyaa DNA-da dadka laga qaado laguna ogaado ineey is dhaleen iyo in kale cidda Mo Farah keentay Ingiriiska,arrintaan ayaa waxaa wax ka qortay ASSOCIATED PRESS.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.