MINNEAPOLIS:ASKAR DISHAY GEORGE FLOYD…
QABRIGII GEORGE FLOYD.
(MINNEAPOLIS)-Qaali ku sugan gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka ayaa maanta oo Talaado ah waxa uu balan u sameeyey dacwad ka socoto Minneapolis taaso la xiriirta laba askeri oo loo haysto ineey qeyb ka ahaayeen dilkii loo gaystay George Floyd sannadkii 2021-kii,qaaliga ayaa sheegay in dacwada labadaan askeri la dhegaysan doono 24/10/22-ka waxaane sidaas dalbaday qareenadda u doodaayo labada askeri ee kala ah Tuo Thao iyo J.Alexander Kueng. Askartaan ayaa ku eedeysan ineey kaalmo siyeen askerigii dilay George Floyd.
ISHA WARKA AP.