SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MINNEAPOLIS: WADAYAASHA UBER IYO LYFT OO LOO..

(SAWIR)-SHIRKADDA LYFT.

(MINNEAPOLIS-USA)-Marka aad joogtid dalka Maraykanka gaar ahaan Gobolka ey Soomaalida u badan tahay ee Minnasota waxa aad arkaysaa dad Soomaaliyeed oo meherado kala duwan ku leh iyo kuwa ku shaqeysto Gaadiidka dadka qaada sida UBER-KA IYO LYFT-GA,gaadiidkaan ayaa caan ka ah Gobolka Minnesota waxaane laga biilaa Qoysas badan oo Soomaali ah hadaba Gaadiidkaan u adeega bulshada Gobolka Minnesota maxaa ku soo kordhay? Jimcihii shalay ahaay ayey Shirkadda maamusha Uber iyo Lyft sheegtay iney joojin doonto adeegeeda Minneapolis marka laga bilaabo kowda bisha Meey-2024-ka,ka dib markii Golaha magaaladaasi uu Ansixiyey sharci shirkadaha ku qasaaya iney Mushaarka ugu hooseeyo siiyaan Wadayaasha. Golaha degaanka Minneapolis ayaa 10/3 u codeeyey in meesha laga saaro diidmada Qeyaxan ee duqa magaaladda Jacob Frey iyadoo la hubinaayo in darawaladda magaaladda Minneapoli helaan $15.57-saacadiiba.

ISHA/VOA-SOMALI.

RIIX HALKAN.