SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MIDAWGA YURUB OO KORDHIYEY..

MIDAWGA YURUB.

(BRUSSELS)-Midawga Yurub ayaa maanta oo Arbac ah kordhiyey kuna daray lix bilood oo kale cunaqabatayntii dhinaca safarka ahayd ee lagu bartilmaameedsaday shaqsiyaadkii masuulka ka ahaay dagaalka Ruushku ku qaaday dalka Yukray. Golaha Midawga Yurub ayaa maant go’aamiyey in la sii dheereeyo mudada lagu xadidaayo kuwa la bartilmaameeddsanayo kuwaaso masauul ka ah in la handado lana qaato dhulka Yukrayn iyo in meel looga dhaco sharafta iyo madaxbanaani u helidda dalka Yukrayn muddo dhan lix bilood ee soo socoto kuna eg 15/3/2023-ka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.