SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MIDAWGA YURUB OO KORDHIYEY…

MIDAWGA YURUB CALAMADOODA.

(BRUSSELS)-Wasiiradda Arrimaha Dibadda ee dalalka xubnaha ka ah Midawga Yurub(EU)ayaa maanta oo Isniin ah(22/5/23)-ka cusbonaysiin ku sameeyey liiska cunaqabateynta ee dhinaca xuquuqul insaanka ee dalka Iraan,waxaane liiska lagu daray taliyeyaal boolis iyo ururo ku xiran Ilaalada Kacaanka dalka Iraan. Wasiiradda ayaa go’aamiyey “In lagu soo rogo qiyaaso xadidan oo lagu kordhinaayo cunaqabateynta saaran 5-qofood iyo laba qofood oo ka gooni ah kuwaao si dhab ah masuul uga ah ku xadgudubka dhinaca xuquuqda bani’adanka ah gudaha dalka Iraan”,sidaas waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Golaha Midawga Yurub.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.