SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MIDAWGA YURUB OO BAARAYO DHIBKII….

(SAWIRKA)-ILAALADA XEEBAHA EE DALKA GIRIIGA.

(BRUSSELES)-Midawga Yurub ayaa furay baaris si talaabo looga qaado Ilaaladda Xeebaha dalka Giriiga iyo Hayadda Midawga Yurub u qaabilsan amniga Xuduudyada ee loo yaqaano(Frontex),dalka Giriiga ilaaladiisa xeebaga iyo hayada Frontex ayaa loo haystaa dhibaatadii dhacday bishii Juun-23ka dhiibataadaaso ahayd doon siday muhaajiriin fara badan ey ku gadoontay xeebaha dalka Giriiga eyna ku dhinteen doontaasi dad gaaraayo ilaa 600-qofood. Emily O’Reilly oo ah madaxa baarayaasha Midawga Yurub u soo xilsaareen iney soo ogaato cidda qaadayso masuuliyadda dhimashada dad dhan 600-qofood kana soo kala jeeday wadamadda”Masar, Suriya,Falastiin iyo Pakistan”.

ISHA/ARABIC.

HALKAN KA SI AKHRISO.