SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MIDAWGA YURUB IYO IRAAN OO ISKU DHEGAN.

EU IYO IRAAN.

(BERLIN)-Midawga Yurub(EU) ayaa soo bandhigi doono cunaqabateyn cusub oo la saari doono 31-qofood oo reer Iraan ah kuwaaso ku lug leh gabood falka ciidamadda amaanka dalka Iraan kula kacayaan dadka banaanbaxaayo sidaas waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha Dubadda dalka Luxembourg maanta oo Isniin ah.Wasiirka Arrimhaa Dibadda dalka Luxembourg Jean Asselborn oo warbaahinta kula hadlaayey magaaladda Brussels caasimada dalka Biljam halkaaso uu hadda ka socdo shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda wadamada xubnaha ka ah Midawga Yurub ayaa carabka ku dhuftay in shaqsiyaadka uu Midawga Yurub saari doono cunaqabatenta eey ka mid yihiin saraakiil ka tirsan ilaaladda kacaanka dalka Iraan.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.