SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MEYDKII XILDHIBAAN YUUSUF XUSEEN AXMED OO.

(SAWIRKA)-YUUSUF XUSEEN AXMED.

(NAIROBI)-Wararka laga helaayo caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa tibaaxayo in sirta qarsoon ee ku gadaaman aqoonsiga Meydka la helay ee loo maleynaayo inuu yahay Xildhibaan reer Wajeer ah oo la weysnaay in mudda ah kaaso aragiisa ey ugu dambeysay 13/9/2024-ka lana yiraahdo Yuusuf Xuseen ayaa lagu wadaa in la soo bandhigo natiijada baaritaanka maalinta Arbacada ee beri ah. Xubnaha Qoyska Yuusuf Xuseen ayaa talaadada maanta ah sheegay natiijada aadka loo sugaayo ee baaritaanka DNA-da laga soo saarayo Meydka laga soo helay Harada Yahud taaso qiyaastii sideed kiiloomitir u jirta magaaladda Wajeer la sii deyn doono Arbacada taariikhduna ey tahay 23/10/2024-ka. Taariikhdu markeey ahayd 20/10/2024-ka ayaa meydka laga helay Harada Yahud,waxaane walaac laga muujiyey suurtagalnimada inuu yahay Yuusuf Xuseen oo la la’yahay,halka ey wax ka dheceene waa degmada Dela Caanood ee MCA ayuu gudoomiyuhu sheegay.

ISHA/DN.

HALKAAN KA SII AKHRISO.