MAXKAMADA CAALAMIGA AH EE ICC-da OO….
MAHAMAT NOURADINE ADAM.
(BANGI)-Maxkamadda caalamiga ah ee qaada dembiyadda dagaalka(ICC)-da ayaa waxa eey soo saartay qoraal lagu soo xiraayo masuul hore kana tirsanaay Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe,ninkaan la tuhmaayo ayaa la yiraahdaa Mahamat Nouradine Adam waxa uuna Mahamat ku eedaysan yahay dembiyo waqtigii uu ahaay wasiirka Amniga dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe inta u dhexeeysay 31/3/2013 ilaa 22/8/2013-kii, waxyaabaha Mahamat loo haysto waxaa ugu culus inu si arxan dari ah ula dhaqmay dad ku xirnaay xabsiga caasimadda Bangi.
ISHA WARKA VOA.