SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MAXKAMAD ICJ OO ISKA DIIDAY…

ICJ.

(GENEVA)-Maxkamada caalamiga ee cadaaladda(ICJ) ayaa maanta oo Jimca ah iska diiday diyaar garawga diidmo ee xasuuqii Rohingya ee la gaynaayo Gambiya.Garsoore ayaa sheegay in go’aanka yahay mid kama dambays ah isla markaasne aan laga qaadan karin wax racfaan ah,waxa eeyna maxkamad ICJ diiday tiro ka seddex jeer codsi racfaan oo kaga yimid dhinaca Mynmar.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.