SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MAXAY YIHIIN CIRBADAHA LAGU DILO DADKA?

(SAWIRKA)-CIRBADAHA LOO ISTICMAALO DILKA DEMBIILAYAASH DALKA MARAYKANKA.

(ARIZONA)-Dalalka caalamka ayaa ku kala duwan qaabka loo dilo dadka gaysta dembiyadda dilka ah,tusaale ahaan dalka Soomaaliya dilka waxaa fuliyo ciidamadda Qalabka sida ee Soomaaliya waxaane qofka la tooganaayo lagu xiraa tiir ka dibne waxaa toogta ciidamadda halkaasne waxaa loogu fuliyaa sharcigii saxda ahaay. Dalka Maraykanka dil looma isticmaalo toogasho toos ah balse taasi bedelkeeda waxaa loo isticmaalaa Cirbad lagu duraayo qofka la tooganaayo si loogu fududeeyo dilka,hadaba waxaa is weydiin ah waa nuucee daawada loo isticmaalo dilka gudaha dalka Maraykanka?

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.