SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MAXAMED JACAYLAW OO LA JOOGO LIBAAXYO.

(SAWIRKA)-MAXAMED C/RAXMAN “JACAYLAW”.

(MUQDISHO)-Dadka Soomaaliyeed ee isticmaala Baraha Bulshada ayaa intooda badan hubin waxa ey qorayaan amaba ey sheegayaan,tusaale ahaan waxa ey arkeen nin ku labisan dhar isku joog ah uu midabkiisu yaay Bulug kuna sugan xarun lagu xanaaneyo Libaaxyada,dadkii arkay ninkaasi ayaa isla markiiba waxa ey ku sheegeen inuu yahay nin Baadari ah rabeeyana Libaaxayada, laakinse baaris dheer ka dib ninkii ka soo muuqday Baraha Bushada ee lagu sheegay inuu yahay Baadari rabeeya Libaaxyada ayaa noqday nin Somaali ah kana shaqeeyo goob lagu xanaaneeyo xoolaha kuna taalo degaanka Daarusalaam ee duleed caasimadda Muqdisho,hadaba maxaa ka khaldan soomaalida?

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN LA SI AKHRISO.