SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MAXAMED CASIS OO HELAY MEGDHAW DHAN…

MAXAMED CASIIS.

(NEW YORK)-Masuuliyiinta magaaladda NEW YORK ee dalkaasi Maraykanka ayaa isku raacay in la siiyo 26-Milyan oo doolarka Maraykanka ah laba nin oo si khalad ah loogu xiray magaaladaas New york sannadkii 1965-tii,isla magaaladda New York ayaa labadaas nin siin doono toban Milyan oo dooalar. Maxamed Casiis iyo Khalid Islam ayaa labadooda ku eedeysnaay ineey gaysteen dil qorsheysan laguna fuliyey madaxa xuquuqda daka rayidka ah Malcolm muddo labaatan sano ah ayeyna xabsiga ku jireen,Khalid Islam ayaa ku dhex geeriyooday xabsiga sannadkii 2009-kii.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.