SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MAXAABIISTA INGIRIISKA EE GUWATANAMO.

XABSIGA GUWANTANAMO.

(USA)-Dagaalkii khaliijka ee lagu qaaday dalka Ciraaq iyo kii lagu qaaday Afgaanistaan intuba waxaa laga soo qabtay dad kala gedisan sitane baasabooro ajnabi ah,gaar ahaan dagaalkii Afgaanistaan waxaa laga soo qabtay dad watay baasaboorka dalkaasi Ingiriiska,sida caadiga ah dadkii laga soo qabtay dalka Afgaanistaan kana garab dagaalamaayey Usaama Bin Ladin(Al-Qaacida) waxaa la geyn jiray xabsi gaar ah kuna yaalo Jaziiradda Kuuba loona yaqaano Guwntanaamo,hadaba waxaa hadda soo baxday in dad u dhashay dalka Ingiriiska laguna xiray Guwantanamo ayaan loo heyn cadeeyn dembiga eey u xirnayeen,warkaan waxaa wax ka qoray maanta oo Axad ah Wargayska ka soo baxa dalka Ingiriiska ee The Guardian.

ISHA WARKA THE GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKJHRI