SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MAXAA SABABA DHALMO LA’AANTA DUMARKA?

(SAWIRKA)-GOOB CAAFIMAAD.

(LONDON)-Dad fara badan oo Soomaali ah ayaa ka cawda ILMO La’aanta ama Dhamo La’aanta,arrintaan ayaa ah Mid Amar Alle ah balse waxaa jira cuduro sababa dhalmo la’aanta sida ey qabaan Takhaatiirta ku takhasusutay cuduradda Haweenka amaba dhalmada. Hadaba Waa Maxay Xanuunka Dhalmo la’aanta sababi kara oo eysan Haaweenku ku Baraarugsaneyn? Qiyaastii 10% Haweenka ayey xaaladaan haysataa,waa ey ku dhalan karaan xanuunkaan aadka u daran balse weli si aad ah looma baarin,si fiicana looma fahansana,welina daawo looma haayo. In gabdhaha weli aan guursan ee gaaray da’ada uu ku dhici karo dhiiga caadada ayaa laga yaabaa iney yihiin kuwa u nugul inuu ku dhaco cudur keeni kara dhalmo la’aanta. Waxaa cilmi baaris lagu sameeyey dumar badan si loo ogaado waxa keena xanuunka dhalma la’aanta gaar ahaan dumarka ey arrintaan hayso oo hadda laga hadlaayo waxyaabaha sababa arrintaas.

ISHA/BBC-SOMALI.

SII AKHRI.