SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MAXAA LAGU XUKUMI DOONAA ASKARTII…

ASKARTII DISHAY FLOYD.

(MINNEAPOLIS)-Hadda askerigii horay uga tirsanaay ciidamadda booliska ee Minneaplois ee gobolka Minnesota ee dalkaasi Maraykanka Derek Chuvin ayaa lagu xukumay maxkamad heer federaal ah waxa uuna ku xiran yahay xabsi heer federaal ah waxaane loo soo jeestay seddexdii askeri ee kala lana jirtay Derek kuwaaso hadda gacanta lagu haayo dacwadoodii sidii go’aan looga gari lahaay. Seddexda askeri ayaa kala ah”Tuo THao,J.Alexsander Kueng iyo Thomas Lane”waane xukun sugayaal kuwada edeysan ineey galeen dembiga ah ku xadgudub xuquuqda qofka shacabka ah. Lane ayaa sugaayo xukunka Maxkamada goboka Minnesota ka dib markii dembiga lagu helay eey hoos u dhacay ciqaabtiisa halka labada kale Tao iyo Kueng loo qorsheeyey in la soo taago maxkamada gobolka Minnesota bisha Oktoobar-2022-ka waxa eeyna labadooda kuwada eedeysan yihiin ineey kaalmeeyeen Derek oo dilay Floyd.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA AKHRI.