SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MASUULIYIIN HORE IYO SIYAASIYIIN KA FALCELIYEY GEERIDII…

AUN-COL.TUURE.

(SOMALIA)-Tan iyo markii uu bilawday guluf dalka looga xureynaayo kooxda Khawaarijta ee Alshabaab waxaa kooxda soo gaaray jab eysan fileyn inuu kaga yimaado CXDS oo garabsanaayo saaxibadda caalamka,kooxda Khawaarijta ayaa meelo badan oo ka mida maamuladda H/shabeele iyo G/mudug waxa ey ka gaysteen weeraro ismiidaamin ah weeraraads ayaa waxaa waxyeelo ka soo gaartay CXDS iyo kuwa degaanka,hadaba weerarkii ugu dambeeyey ey kooxdu qaado ayaa saakay oo Jimca ah waxa uu ka dhacay degaanka Gakcad ee G/galgaduu maamulka G/mudug,weerarkaan ayaa waxaa ku geeriyooday taliye ku xigeenkii Danab AUN-G/l.Tuure iyo askar kale waxaane kooxda Khawaarijta looga laayey Maleeshiyaad dhan ilaa 200-Maleeshiyo,hadaba dhacdadaan ayaa waxa ka falceliyey masuuliyiin fara badan ey ka mid yihiin MW-hore Sheekh Shariif,Reysal Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre iyo kuwa kale oo aad u badan.

ISHA WARKA GOOBJOOGE.

HALKAAN KA SII AKHRI.