SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MASKAXDII KA DAMBAYSAY QARAXI…

GABADHII LOO SOO QABTAY QARAXII ISTANBUL.

(ISTANBUL)-Ciidamada dalka Turkiga ayaa dilay shaqsi lagu tuhmayo inuu yahay maskaxdii ka dambaysay qaraxii lagu hoobtay ee ka dhacay wado ku taalo magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga 13/11/22-ka,qaraxa ayaa waxaa ku dhintay lix qofood waxaane ku dhaawacmay tobaneeyo kale. Hawlgalka lagu bartilmaameedsaday shaqsigaan ka tirsan ururka PKK ee ka soo horjeedo dawladda Turkiga ayaa ka dhacay Waqooyiga dalka Suuriya sida laga soo xigtay Wakaaladda Wararka u faafiso dalka Turkiga ee Anadolu.

ISHA WARKA AA.

HALLKAAN KA SII AKHRI.