SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MASAR UU XIRIGA DADKA SAHAL KA YAHAY.

(SAWIRKA)-XABSIGA BADR EE QAAHIRA.

(MASAR)-Dalka Masar waxaa ku xiran xabsiyadooda dad fara badan oo u badan aqoonyahano dhinaca xuquuqda dadka ah dadkaasi waxaa ka mid ah Qareen Baqer oo u doodayey nin ey xireen hayadaha amaanka dalka Masar,sida lagu daabacay warbaahinta wax ka qorto Bariga Dhexe ee fadhigeedu yahay magaaladda London. Hadaba maanta oo Isniin ah(17/4/23)-ka subaxnimadeedii waxaa magaaladda Qaahiro gudaheeda lagu xiray Naciimatalah Hishaam oo u dhaxday nin mucaarad ku ah dawladda Masar hadana ugu jiro xabsi,gabadhaan ayaa barteeda Twitter-ka ku soo qortay in odaygeeda lagu dhibaateeyey gudaha xabsiga uu ku jiro,waqti dambe oo maanta ah ayaa la sii daayey Naciimatalah Hisham ka dib markii ey xirneed 13-saacadood sidaas waxaa hadda bartiisa Twitter-ka soo dhigay Xusaam Baghat ahnE agaasimaha fulinta Ururka Egypt Initiative for personal right(EIPR).

ISHA WARKA MEE.

HALKAAN KA SII AKHRI.