SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MARKAB DENMARK LEEDAHAY OO DIB LOO…

SAWIRKA MARKABKII LA AFDUUBTAY.

(cameroon)-Markab laga leeyahay dalka Denmark lagana soo afduubtay Gacanka Guinea ayaa la helay isaga iyo shaqaalihii saarnaay,sidaas waxaa si wadajir ah u sheegay ciidamadda badda ee dalka Faransiiska iyo ninkii iska lahaay markabka shalay Jimca ahayd(31/3/23)-ka,shaqaalaha markabka saarnaay ayaa sheegay “In lix ayaga ka mida ey afduubteen burcad badeeda”qoraalka soo baxayne laguma sheegin tirada dadka la la’ayahay.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.