SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MARAYKANKA OO WAKIIL GAARA U SOO MAGACAABAY GEESKA AFRIKA.

Wakiilka gaarka ah ee dalka Maraykanka u qaabilsan Geeska afrika Mr.Jeffrey Feltman ayaa waxa eey cadayn u tahay balan qaadkii madaxweynaha Maraykanka Biden ee ahaay in la horumariyo qaaradda afrika dhinacyo oo eey aad uga liidato sida amniga,samafalka iyo colaadaha meel badan oo qaarad ah ka jiro,tusaale ahaan arrinta Tigray oo aad u soo jiidatay indhaha caalamka ,dhibaatadda u dhexeeyso wadamadda Itoobiya,Masar iyo Suudaan kuna saabsan biya xireenka Nahda ee dalka Itoobiya kaasoo ilaa iyo hadda aan laga gaarin wax xal ah,arrinta doorashooyinka soomaaliya oo eey ka taagan tahay ismari adag laga cabsi qabo inuu ka dhasho gacan ka hadal sababa in dalka dib ugu noqdo dagaalkii sokeeye ee uu ka soo kabtay sodonkii sano ee la soo dhaafay,la dagaalanka argagixisada oo ayadana ha arrin si gaar ah uga jirta geeska afrika gaar ahaan dalalka soomaliya iyo kenya oo eey ka dhacaan weeraro eey geystaan alshabaab. XIGASHO DAILY NATION

RIIX HALKAAN