SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MARAYKANKA OO TAAGEERAY SOOMAALIYA.

(SAWIRKA)-Shane Dixon,sii hayaha safaaradda Maraykanka Muqdisho.

(MUQDISHO)-Wararka ka imaanayo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa sheegaayo in dawladda Maraykanka ey taageertay go’aanka ey dawladda Soomaaliya u gudbisay Golaha Amaanka Qaramada Midoobe(UNSC) go’aankaso ah in dib loo dhigo bixtaanka ciidamada Midawga Afrika ee Atmis muddo seddex bilood ah. Shane Dixon oo ah sii hayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa waxa uu wareysi gaar ah siiyey mid ka mida warbaahinta gudaha Muqdisho waxa uuna Dixon sheegay in dawladiisu taageero siinayso codsiga dawladda Soomaaliya.

ISHA/HIIRAAN.

HALKAN KA SI AKHRISO.