SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MARAYKANKA OO DACWAD KU SOO OOGAY…

WASAARADDA CADALADDA MARAYKANKA.

(USA)-Wasaaradda Cadaaladda dalka Maraykanka ayaa ku eedeysay seddex nin oo u dhalatay dalka Iraan ineey dabireen weerar madax furasha ah oo lagu bartilmaameedsaday dhibanayaal ku kala sugan adduunka dacaladiisa ayna ka mid yihiin dawladdo iyo shirkado bixiyo adeegyada dadweynaha,raga uu eedeyey Maraykanka ayaa kala ah”Mansuuri Axmedi,Axmed Khadhiib Aghda iyo Amir Xuseen Nikayin Ravari” dhammaan ragaan ayaa kuwada eedeysan afar dembi lana xiriiro dembiyadda lagu galo kumbuyuutarka eeyna ka mid tahay in dad looga dhaco hanti eey iska leeyihiin,dhammaan seddexdaan raga ah ee uu eedeyey Maraykanka ayaan ku jirin gacanta hayadaha amaanka dalkaasi Maraykanka oo waxa eey ku sugan yihiin dalka Iraan sidaas waxaa sheegay saraakiil sare kana tirsan wasaaradda cadaaladda dalka Marykanka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.