SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MARAYKANKA OO CUNAQABATEYN SAARAY…

(WASHINGTON):Dalka Maraykanka ayaa maanta oo Jimca ah(11/12/2021)-ka soo saaray cunaqabatayn uu ku bartilmaameedsanayo kuwa ka qeybgalay dagaalka Itoobiya,waxaane liiska Madaw lagu daray ciidamadda dalka Eritereeya iyo xisbiga Afawerge,waxaa intaas dheer in ganaax la dul dhigay ciidamadda difaac dalka Eritereeya(EDF) iyo xisbiga madaxweyne Afawerge ee la yiraahdo People’s front for Democracy and justices(PFDJ),maamulka madaxweyne Biden ayaa beegsan doono masuuliyiinta dhaqaalahooda.Dadka cunaqabtayntaan sida gaarka ah loola beegsaday ayaa waxaa ka mida Abraha Kassa Nemariam oo ah madaxa amniga ee dalka Eritereeya iyo shirkada la yiraahdo Hidri Trust ee ayadu maalgeliso xisbiga Afawerge iyo la taliyaha arrimaha dhaqaalaha ee xisbiga Afawerge Hagos Ghebreiwet W Kiden,sidoo kale cunaqabteyntaan ayaa saameeyn doonto shirkadda Red Sea Corporation oo ah tan maamusho hantida xisbiga Afawerge iyo dhammaan maamliyaddiisa.ISHA AA.

HALKAAN KA SI AKHRI.