MARAYKANKA OO CUNAQABATEEN SAARAY SARKAAL UGAANDHA U DHASHAY.
(UGAANDHA):Dawaladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn saartay madax sirdoonka ciidamadda Ugaandha kana tirsan ciidamadda difaaca shacabka Ugaandha Gaashaale sare Abel Kandiho maanta oo Talaada ah(7/12/2021)-ka ka dib markii lagu eedeeyey inuu ku xadgudbay xuquuqda bani’aadanka.Afhayeenka ciidamadda Ugaandha BRIG.Flavia Byekawso ayaa yiri”Dalka si aad ah ayuu uga xunyahay talaabadda eey qaaday dawladda Maraykanka taasoo aan loo marin dariiq sax ah”ISHA ANADOLU.