SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MARAYKANKA OO CUNAQABATAYN DULSAARAY..

Dalka Maraykanka ayaa waxa uu cunaqbatayn dulsaaray shabakad isku xiran oo maalgeliso kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanto dalkaas yaman. Shabakadaan iyo shaqsiyaad xiriir leh kooxda Xuutiyiinta Yaman ayey saameey doontaa cunaqabatayntaan.

Sida lagu sheegay qoraal shalay ka soo baxay waaxda lacagta ee dalkaas Maraykanka tirada guud ee dadka ku lug leh arrintaan maalgelinta Xuutiyiinta Yaman ayaa dhan afar qofood waxa eeyna ku kala sugan yihiin Dubeey,Istambuul iyo caasimadda Yaman ee Sanca,dadkaan ayaa qeyb ka ah kuwa cunaqabataynta la dulsaaray,waxaane jiro shaqsiyaad ayagana qeyb ka ah maalgelinta Xuutiyiinta Yaman kuwaasoo ayagana eey saameyn doonto cunaqabataynta Maraykanka,waxaane dadkaas ka mida laba Yamaniyiin ah,laba Suuriyiin ah,hal imaaraati ah iyo hal soomaali ah. XIGASHO MIDDLE EAST MONITOR

RIIX HALKAAN.