SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MARAYKANKA OO CIIDAMO BADAN U DIRAY…

(SAWIRKA)-CIIDAMADDA BADDA EE MARAYKANKA.

(OMAN)-Ciidamadda Badda ee dalka Maraykanka oo gaaraayo tiro ahaan ilaa seddex kun askeri ayaa soo gaaray biyaha Gacanka Carbeed maanta oo Isniin ah,sababta keentay in ciidamadaan Marayknka soo galaan biyaha Gacanka ayaa lagu sheegay iney tahay weeraro ka yimid ciidamadda Ilaaladda Kacaanka dalka Iraan kuwasoo dhawr jeer weeraray maraakiibta sida shidaalka ee maraysa biyaha caalamiga ah,waxaane dhacday in afduub loo gaystay qaar ka mida Maraakiibta qaada shidaalka ee maraysa biyaha caalamiga ah. Dadka falanqeeyo arrimaha bariga dhexe ayaa qaba in dalalka Maraykanka iyo Iraan doonayaan iney xoogooda isku tijaabiyaan biyaha caalamiga ah si midkooda looga dambeeyo ilaaladda biyaha caalmaiga ah.

ISHA/ARABIC.

HALKAN KA SI AKHRISO.