SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MARAYKANKA OO BIXINAYO 10-MILYAN DOOLAR OO…

SAWIRKA MADAXDA ALSHABAAB UU MARAYKANKA DUL DHIGAY LACAGTA.

(USA)-Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Maraykanka war ey soo saartay ayey ku sheegtay ineey kor u qaaday lacagtii eey dul saartay madaxyada qaar ka mida hogaanka kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta dalalka Soomaaliya iyo Kenya,kooxdaan ayaa waxa ey gaysataa weeraro ka dhaco caasimadaha iyo degmooyinka dalalka Soomaaliya iyo Kenya waxaane weeraradaas ku naf waayo dad u shacab oo aan waxba gaysan,weerarkii ugu dambeyey ey Alshabaab ka gaysatay dalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacay caaasimadda Soomaaliya ee Muqdisho bishii Oktoobar-29-22-ka,weerarkaan ayaa waxaa ku naf waayey dad gaaraayo ilaa laba boqol dad ka badan waxaane ku dhaawacmay seddex boqol qofood oo kale.

ISHA WARKA CAASIMADDA ONLINE.

HALKAAN KA SII AKHRI.