MARAYKANKA IYO AFGANISTAAN OO IS DHAAFSAN….
BASHIR NOORZAI SAWIRKIISA.
(USA)-Dalalka Maraykanka iyo Afgaanistaan ayaa ku mashquulsan sidii eey isu dhaafsan lahaayeen maxaabiis eey kala haystaan,Maraykanka ayaa raba in kooxda Taliban ee xukunta dalka Afgaanistaan u soo dayso nin Maraykanku uu siiyey Qandaraas lana yiraahdo Mark frerich lana xiray sannadkii 2020-kii,halka kooxda Talibaan doonayso inloo sii daayo nin ku xiran dalka Maraykanka lana yiraahdo Bashir Noorzai ninkaan ayaa la xiray sannadkii 2009-kii ka dib markii lagu qabtay Daroogo uu soo gelinaayey dalka Maraykanka waxaane lagu xukumay xabsi daa’in ah.
ISHA WARKA MEE.