SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MANDHEERA OO LAGU QABTAY….

(KENYA):Wararka ka imaanaayo dalka Kenya ayaa sheegaayo in Ilaalada Amniga ee Mandheera eey ka hortageen weerar la qorsheeynaayey in lagu qaado gudaha Kutulo,ilaaladd amniga ayaa waxa eey dileen laba ka mida maleeshiyaadka la tuhmaayey ka hor inta ilaaldu eeysan hanan ku dhawaan 432-xabo oo rasaas ah,waxa kaloo eey gacanta ku dhigeen AK47,4-Rifle iyo khasnado rasaas ah ee qoraga AK47,ilaaladda amniga ayaa gacanta ku dhigay mooto laba lugooley. Booliska Mandeera ayaa sheegay in kooxda ilaaladda ah ahaayeen roondo mareeysay gudaha Kutulo markii eey la kulmaayeen labada ruux ee saaran motada. XIGASHO STAR.

RIIX HALKAAN.