SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MADAXWEYNIHII AFGAANISTAAN OO LA SOO BAXSADAY $169-MILAYN OO..

Maalmo ka dib oo la baadi goobaayey halka uu ku sugan yahay madaxweynihii hore ee Afgaanistaan Ashraf ayaa ugu dambayntii lasoo sheegay inuu ku sugan yahay dalka Imaaraatka Carabta isagoo lagu eedeynaayo 72-jirka inuu la soo baxsaday lacag dhan $ 169-milyan oo doolarka Maraykanka ah lacagtasoo eey ka baahan yihiin shacabka reer Afgaanistaan. Wasirul dawlaha Imaaraatka Carabta ayaa shalay xaqiijiyey in madaxweynaha Afgaanistaan Ashraf ineey martigeliyeen isaga iyo qoyskiiska sabab la xiriirto samafal.WAKALADAHA WARARKA.

RIIX HALKAAN.