MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SOO GAARAY…
HOOLKA SHIRKA US IYO AFRIKA.
(WASHINGTON)-Sida ey qoreen wargaysyada caalamka qaarkood qaar ka mida madaxda Qaaradda Afrika uu ka mid yahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray dalkaasi Maraykanka si ey uga qeybgalaan shir socon doono muddo seddex maalmood ah,shirka ayaa bilaan doono maalinta Talaadada ah ee ku beegan berri. Dawaladda Maraykanka oo martigelinayso shirka u dhexeeyo Madaxda wadamadda Qaaradda Afrika iyo dawladda Maraykanka ayaa tiri”Maraykanka ayaa sameyn doono qorshe u dan ah Maraykanka iyo Qaaradda Afrika xiriirkooda iyo in kor loo qaado sidii looga wada qeybgeli lahaay sidii mudnaanta loo siin lahaay waxyaabaha ka socdo adduunka”.
ISHA WARKA AA.