MADAXWEYNE KU XIGEENKII GAMBIYA OO GEERIYOODAY.
MADAXWEYNAHA GAMBIYA BARRAW.
(GAMBIA)-Madaxweyne ku xigeenkii dalka Gambiya Badara Alieu Joof ayaa geeriyooday,sidaas waxaa ku dhawaaqay Madaxweynaha dalka Gambiya Barrow maanta oo Arbaca ah. “Waxa uu ku geeriyooday dalka Indiya ka dib markii uu xanuunsanaay mudo yar”sidaas waxaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoraya Madaxweynaha dalka Gambiya Barraw,Madaxweynuhu ma uusan bixin tafasil intaas dhaafsan kuna saabsan geerida Madaxweyne ku xigeenkiisa.
ISHA WARKA AA.