SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MADAXWEYNE KU XIGEENKA MARAYKANKA OO BOOQANAYSO…

MADAXWEYNA KU XIGEENKA DALKA MARAYKANKA KAMALA HARRIS.

(KAMPALA)-Madaxweyne ku xigeenk dalka Maraykanka Kamala Harris ayaa waxaa u bilawday socdaal qaadanaayo todobaad ee Qaaradda Afrika kaaso bilaabmay dhammaadka todobaadkan waxayna soo indha-indhayn doonta xiriirka Maraykanka iyo wadamadda Qaaradda Afrika,Kamala Harris waa haweeney Madaw ah oo noqotay Madaxweyne ku xigeenka dalka Maraykanka oo booqata Qaaradda Afrika. Booqashada Kamala Harris ee Qaaradda Afrika ayaa imaanaayso sideed sano ka dib markii uu Qaaradda Afrika booqday Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka oo isna ahaay Madaw Barak Xuseen Obama,Kamala Harris ayaa waxa ey booqan doontaa seddex dal oo kala ah”TANZANIA,GANA IYO ZAMBIA”.

ISHA WARA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.