SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MADAXWEYNAHA SOOMALIYA OO KA HADLAY…

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH.

(MOGADISHO-SOMALIA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa shalay waxa eey booqasho ku tageen magaaladda Baydhabo oo ah xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya,Madaxweynaha ayaa tegay xero eey ku nool yihiin dad barakacayaal ah kana kala yimid degmooyinka iyo tuulooyinka u dhaw magaaladda Baydhabo,Madaxweyne Xasan ayaa codsi ujeediyey beesha caalamka si kaalmo loola soo gaaro dadkaas tabaaleysan. Madaxweyne Xasan ayaa la doortay 15/5/22-ka waxa uuna bartiisa Twitter-ka ku qoray”XAQIIQADDA SI AAD AH AYAAN UGA XUMAHAY LAAKINSE SIDOO KALE BALAB QAADAY IN LA QAADI DOONO TALAABO WAX LOOGA QABANAAYO DHIBAATADDA BARAKACAYAASHA”.

XIGASHO AA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.