MADAXWEYAHA TANZANIA"Waa inaad taqaana xadkaada”.
MADAXWEYNAHA DALKA TANZANIA SAMIYA SULUHU XASAN.
(TANZANIA)-Ka dib markii uu u hadlay si aan wanaagsanayn eeyna ka muuqatay xaasidnimo wasiirka arrimaha dibadda ee dalkaasi Tanzania ayey haweeneyda Madaxweynaha ka ah dalkaasi Tanzania Saamiya SuLuhu Xasan waxa eey xilkii ka qaaday wasiirkeedii arrimaha dibadda waxa eeyna u sheegtay xubnaha kale ee ka tirsan golaheeda wasiiradda ineey yaqaaniin Xuduudkooda.”Awoodina wasiirnimo waa mid xadidan”ayey tiri Samiya mar eey ka qeybgelaysay xaflad lagu dhaarinaayey xohayahii joogtada hore ee wasaaradda iskaashiga Bariga afrika ee dalkaasi Tanzania.
ISHA WARKA AA.