SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MAAMULKA SOOMAALILAND OO XABSIGA DHIGAY…

(SAWIRKA)-WASIIR AXMED MUUMIN SEED.

(HARGEYSA)-Wararka ka imanaayo caasimadda Gobolka Waqooyi Galbeed isla markaasne ah caasimadda maamulka Soomaliland ee Hargaysa ayaa sheegaayo in Xabsig loo taxaabay Wasiirkii hore ee beeraha ee maamulka Soomaaliland Md.Axmed Muumin Seed,Wasiirka ayaa waraysi uu siiyey Tv-ga MMTv kaga hadlay xaaladda taagan ee ah Heshiiskii Soomaaliland la gashay dalka Itoobiya kaaso la kala saxiixday kowdii bishaan Janaayo-2024-ka,heshiiska ayaa dhigaayey in dawladda Itoobiya la siiyo 20-kiilomitir oo ah xeebta Badda Cas,dhinaca kale,waxaa isna maanta magaaladda Hargays lagu xiray Wariye C/rashiid C/wahaab kana hawlgala TV-ga caalamiga ah ee Universal,wariyaha ayaa shalay waxa uu ka hadlay xiriga loo gaystay Madaxii MMTV wariye Ilig,waane qofkii labaad ey ee uu xiro maamulka uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.