SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MAALI OO DALKEEDA KA ERYEYSA…

DALKA MAALI.

(DOULA-CAMEROOM)-Dalka Maali waxa uu ka mid yahay wadamada Qaaradda Afrika ee dhaca Galbeedka,wadankaan ayaa waxaa ka jiro dhibaatooyin amnidara ah sida ka jirta inta badan wadamadda Qaaradda Afrika taas ayaa waxa eey keentay in dalka Maali loo diro ciidamo Nabada ilaalinaayo kana kala socdo wadamo kala gedisan.Hawlgalka ciidamadda ka hawlgala Maali iyo xukuumadda Maali ayaa waxaa soo kala dhexgalay mugdi iyo in ciimadada ka socdo dawladaha kala gedisan qeyb ka yihiin amni darada ka jirta dalka Maali sidaas darteed ayey dawladda Maali maalintii Khamiista go’aansatay ineey baabi’iso dhammaan ciidamadda mileteriga iyo booliska kuna yimid dalkeed magaca Qaramada Midoobay loona yaqaano MINUSMA.Baabi’intaan ayaa sidoo kale raad ku yeelan doonta wareega,jadwalka iyo isku duwidda hawlgalka.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI.