SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MA U TAHRIIBI LAHAYD MARAYKANKA?

(SAWIRKA)-TAHRIIBAYAAL U SOCDO MARAYKANKA.

(COSTA RICA)-Inta badan Soomaalida waxa ey caan ku tahay ISKU DAYASHADA ma fiiriyaan dhinacyo badan marka ey qof kale wax uga dayanayaan oo waxa ey uga dhegan tahay hebelba waa uu sameyey ee adigane sameey,Tahriibka loo soo Tahriibaayo dalka Maraykanka ayaa ah kan hadda taagan oo ey badan tahay hadal hayntiisa,marka aad tagtid goob ey ku kulansan yihiin dhallinyaro Meherado ku haysto dalka Koonfur Afrika eyna haysan dhaqaale xumi ayaad arkaysaa ayagoo dejinaayo khad ey ku gaari lahaayeen dalka Maraykanka ayagoo sii maraayo Koonfurta iyo Bartamaha Qaaradda Maraykanka. Madaxweynaha dalka Costa Rica Rodrigo Chaves ayaa ku dhawaaqay Xaalad Deg deg ah ka dib markii dadka Muhaajiriinta ah ee u socdo dalka Maraykanka ey noqdeen tiro beel u baahan dhaqaale gaar ah si wax looga qabto,hadaba Soomaalida miyey qeyb ka tahay?

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.