SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

MA SAXBAA IN LA YIRAAHDO…

ODAYAASHII KA SOCDAY GOBOLADA KOONFUREED SOOMAALIYA.

(CEERIGAABO)-Tan iyo markii uu bilawday dagaalka Gobolka Sool caasimadiisa Laascaanood waxaa isa soo taraayey dhaqdhaqaaq siyaasadeed iyo mid dhaqameed ee lagu joojin karo dagaalka Laascaanood,dagaalkan ayaa barakiciyey dad dhan 180-kun qofood waxaane ku burburtay hanti aan xisaab lahayn welina lagama gaarin wax guul ah ey gaareen labada dhinac ee isku haayo dagaalka Lascaanood ee kala ah maamulka Soomaaliland iyo xoogag hubaysan kana soo jeedo degaanka Laascaanood oo taageero ciidan ka helaayo maamuka Puntland,hadaba waxaa caasimadda Puntland maanta oo Sabti ah(25/3/23)-ka gaaray Nabadoono ka socdo gobolada koonfureed ee Soomaliya kuwaaso sida la sheegay xaldoon ah waxaane arrinta odayaasha wax ka qoray Bogga ALLSANAAG waxa uuna ugu magac deray qoraalkiisa”YAA LA DHEXDHEXAADINAYAA”.

ISHA WARKA ALLSANAAG.

HALKAAN KA SII AKHRI.