LONDON:SAFAARADDA IMAARAATKA CARABTA OO…
(SAWIRKA)-BANAANBAX KA DHACAY LONDON.
(LONDON)-Dad fara badan kana tirsan ururada u dhaqdhaqaaqa xuquuqda dadka ayaa shalay oo Isniin ahayd isugu soo bexeen caasimadda dalka Ingiriiska ee London ayagoo ka soo horjeedo shirka looga hadlaayo Cimilada Caalamka oo lagu wado in lagu qabto dalka Imaaraatka Carabta(COP28),shirkaas ka dhacaay Imaraatka Carabta ayaa waxaa soo qaban qaabiyey ALQST oo ah urur u dooda xuquuqda dadka kana dhisan Sacuudiga iyo wadamadda Khaliijka Carabta uu ka mid yahay dalka Imaaraatka Carabta. Banaanbaxa ayaa waxa uu ka dhacay safaaradda Imaaraatka Carabta horteed,xarunta FAIRSQUARE,hayadda Amnest international,Pen international iyo MENA Solidarity Neywork.
ISHA WARKA MEE.