SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

LONDON OO NIN SEEF WATAY DAD KU DILAY.

(SAWIRKA)-MUUQAAL LAGA DUUBAY NINK WATAY SEEFTA.

(LONDON)-Tan iyo markii uu bilawday dagaalka ka socdo Marinka Gaza waxaa adduunka ku soo kordhay waxyaabo aan horay uga dhicin ama dhacdooyin dadka ey la yaabaan,in dad nool la waayo meel ey cirib iyo jaan dhigeen,dad caadifadeysan oo dad kale oo aan waxba galabsan laayey. Hadaba subaxnimadii maanta oo Talaada ah dadka ku nool magaaladda London waqti ey u wada jarmaadeen hawlohoodii ayaa xaafadaha Waqooyiga Bari London dhawaqyo naxdin laga maqlay,wax ka yar hal saac iyo bar Hainault waxaa lagu weeraray 14-sano jir iyo afar qofood oo kale,saacad ka dibne booliska ayaa xaqiijiyey in ilmahaasi uu u dhintay dhawaacii soo gaaray. Dad goobjoogayaal ah ayaa muuqaal ka duubay nin Seef la dhex ordaaya dariiqa kaaso muujinaayo haka dagaal Seefaha ee Shiinaha. Booliska ayaa dhacdaan ku tilmaamay mid aad looga naxo,waxa uuna booliska weli ku mashquulsan yahay sidii uu u kala saari lahaay waxa dhacay iyo sababta.Dhacdadaan ayaan weli kala cadeeyn iney tahay mid argagixiso iyo in kale,balse waxaa war cad oo ku saabsan arrintaan looga fadhiyaa booliska.

ISHA/BBC-SOMALI.

RIIX HALKAN.