SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

LONDON: ASKERI KA BAXSADAY XABSI OO LA SOO QABTAY.

(SAWIRKA)-KA ASKERIGII KA BAXSADAY XANSIGA DANIYAAL.

(LONDON)-Askeri hore oo ka baxsaday xabsi ku yaalo magaalada London, askeriga ayaa ahaay xukun suge ku eedeysan aragaixisanimo waxaane la soo qabtay maanta oo Sabti ah(9/9/23)-ka sidaas waxaa sheegay booliska magaaladda London ee dalka Ingiriiska. Daniyaal Cabdi khalifa ayaa ka baxsaday afar maalin ka hor xabsiga Wandsworth ee magaalada London waxaane la qaaday baaritaan aad culus oo lagu baadi goobaayo Daniyaal waxaane Daniyaal laga soo qabtay Chiswick kuna taalo galbeedka magaaladda London. Sida la sheegay Daniyaal ayaa ka baxsaday qeybta hoose ee xabsiga Wandsworth halkaaso laga soo geliyo cuntada la siiyo maxaabiista ku xiran xabsiga, Daniyaal ayaana ka baxsaday xabsiga Wandsworth maalintii Arbacada ahayd ee ina soo dhaaftay.

ISHA/ARAB.

HALKAN KA SI AKHRISO.