LIONEL MESSI OO LOO DIRAY HANDADAAD…
MESI IYO QOYSKIISA IYO NINKII HUBAYSNAAY.
(ARGENTINA)-Nin hubaysan ayaa dhambaal handadaad ah u diray Xidiga Kubadda Cagta ee reer Argentina Lionel Messi ,ninka hubaysan ayaa rasaas ku furay suuq ey iska leeyihiin ehelka xaaska Messi Antonella,arrintaan ayaa ka dhacday magaaladda seddexaad ee ugu weyn dalka Argentina sida uu sheegay Booliska dalkasi Argentina. ma jirto cid ku dhaawacantay weerarka dhacay saakay,mana cada sababta ninkaan hubaysan uu u bartilmaameedsaday Messi ama suuqa Rosario ey iska leeyihiin ehelka xaaska Lionel Messi ee Antonella Roccuzo.
ISHA WARKA AP.