SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

LABA XIDIGLE MACAWIYE OO LOO HAYSTO DILKII G/L.XASAN TUURE.

(SAWIRKA)-G/L.XASAN TUURE.

(MUQDISHO)-Taariikhdu markeey ahayd 20/1/2023-kii ayey dawladda Federaalka Soomaaliya waxa ey war ka soo saartay weerar Qaraxyo ku bilawday oo ey kooxda Alshabaab ku qaaday degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud,weerarka ayaa gaystay khasaaro isugu jira dhimasho iyodhaawac. Weerar aad u cuslaay ayaa Alshabaab waxaa uga dhintay maleeshiyaad aad u fara badan halka Dawladda Federaalka ey sheegtay ilaa todobo askeri iney weerarkaasi uga dhinteen,askarta iyo saraakiisha weerarkaasi ku dhintay ayaa waxaa ka mid ahaay taliye ku xigeenka ciidamadda Danab ee xooga dalka Soomaaliye AUN_Xasan Tuure,hadaba maanta oo ah Axad kuna beegan 17/3/24-ka ayaa Maxkamadda Darajada koobaad ee CQS waxaa ka bilawday dhegaysiga dacwada loo haysto Sarkaal sare kana tirsan ciidamadda Danab lana yiraahdo Macaawiye Waasuge. Sarkaalkan(Macaawiye) ayey darajadiisa ciidan ahayd Laba Xidigle Danab ka tirsan waxa uuna heshiis la galay kooxda Alshabaab si ey ugu magcaabaan inuu Gobolka Hiiraan ka noqdo Gudoomiye marka Alshabaab dalka la wareegaan.

ISHA/CAASIMADA.

RIIX HALKAN.