LA TALIYAHA AMNIGA QARANKA OO KA HADLAY…
(SAWIRKA)-LA TALIYE XUSEEN MACALLIN MAXAMUUD.
(MUQDISHO)-Wararka ka imaanayo caasimadda Muqdisho ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaayo in la Taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Macallin Maxamud uu waraysi siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda Codka Maraykanka ee VOA-da,Md.Xuseen ayaa waraysigiisa kaga hadlay dhawr arrimood ey ka mid tahay Ciidamadda Badde ee dalka Turkiga ee loo soo ditraayo Biyaha Soomaaliya. La taliye Xuseen ayaa sheegay in ciidamadda Badda ee dalka Turkiga in la filaayo iney dhwaan soo gaaran dalka Soomaliy,isla markaasne qorshaha ey ku imaanayaan uu qeyb ka yahay Heshiiskii Difaac iyo Dahqaalaha ey wada galeen dawaladaha Soomaaliya iyo turkiga Horaantii sannadkan 2024-ka.
ISHA/RADIO DALSAN.