SUUQ-BACAAD MEDIA

View Original

KUMUU AHAAY MAXAMED AL-ZAWARI?

(SAWIRKA)-AUN-ENG.MAXAMED AL-ZAWARI.

(GAZA)-Marka laga hadlaayo Xarakada Xamaas waxaa mudan in la is xusuusiyo in Xamaas ka kooban tahay qeybo kala duwan waxa eyna leedahay qeyb u gaar ah ciidamadda lana yiraahdo AL-Qasaam,qeybtaan ayaa waxaa ka mid ah Injineero ku takhatsusay hubka iyo diyaaradaha dagaalka sida Drones-ka,waxaane dhacday in nin u dhashay dalka Tunisiya lana yiraahdo Maxamed AL-Zawari ahayne Injineer Xamaas u sameeyo Drones-ka kuna noolaay dalka uu u dhashay ee Tunisiya in la dilo,Injineer Maxamed ayaa waxaa dilay sirdoonka dalka Isra’iil ee Mossad ayagoo si dhuumaalaysi ah ku soo galay gudaha dalka Tunisiya taariikhdu markeey ahayd 15/12/2016-kii,Maxamed ayaa jiray waqtigaas 49-sano,waqtiga la dilaayey Maxamed waxa uu ku sugnaay banaanka hore ee gurigiisa oo ku yaalo Saafaqsi oo 270-kiilomitir Koonfur Bari kaga beegan caasimadda Tunis,hadaba kumuu ahaay Maxamed AL-Zawari?

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.