KUFSIGA,DILKA IYO DHACA MUQDISHO.
(SOOMAALIYA):Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaa ka dhaco fal dembiyeedyo fara badan oo loo geysto dadka shacabka ah,fal dembiyeedyadaas waxaa ka mid ah Kufsiga,dilka iyo dhaca hantidooda,dadka gaysto arrimahaan ayaa intooda badan ah dad ka tirsan ciidamadda dawladda iyo kooxda alshabaab,hadaba bog ka mida bogaga wax ka qoro arrimaha soomaaliya ayaa waxa uu soo ururiyey dhacdooyinkii dhacay bilihii ugu dambeyey iyo sideey u kala dheceen waxaane halkaan idinkugu soo gudbinaa waxa uu bogaas ka qoray dhacdooyinkaas.ISHA MOL.