Kooxda Daacish oo mar kale…
Waxaa dib u soo bilaabmay borobogaandada Daacish waxaeeyna sii marsiiyeen baraha bulshad,dadka la sheegay ineey daawadeen borobogaandada Daacish ayaa lagu sheegay ineey u badan yihiin rag eey da’adoodu u dhexeeyso 18-40-jir,borobogandadaan aan sharciga ahayn 40% ka mida ayaa waxa la sii marsiiyaa baraha bulshada uuna ku jiro YOU TUBE-ka. XIGASHO WAGAYSKA ARAB NEWS.